Jump to content

Dhirta zashin

Ka Wikipedia
Dhirta zashin
zashin
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo: Plantae
(darajo la'aan): Proteales
(darajo la'aan): Nelumbonaceae
(darajo la'aan): Nelumbo
iniinaha Dhirta zashin

dhirta zashin (Af Ingiriis : lotus ingiriis: lotus ) (magaca Saynis Nelumbo nucifera ) waa dhir ubaxyo leh oo ku jira bahda dhireed ee la dhaho Nelumbonaceae. Dhirta zashin wuxuu ka midha-dhala goobaha webiyada ee socdaal kunyar leh. Dhirta zashin wuxuu asalow ka yahay meelaha qaarada Aasiya. Wuxuu dhirta zashin wadanka Shiinaha summad u yahay noolashada dheer.[1]

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. Yi Zhang; Xu Lu; Shaoxiao Zeng; Xuhui Huang; Zebin Guo; Yafeng Zheng; Yuting Tian; Baodong Zheng (2015). "Nutritional composition, physiological functions and processing of lotus (Nelumbo nucifera Gaertn.) seeds: a review". Phytochem Rev. 14 (3): 321–334. Bibcode:2015PChRv..14..321Z. doi:10.1007/s11101-015-9401-9. S2CID 16527010.