Cadnaan
- Haku khaldin "Cadnaaniyiin"
Cadnan (Af Carabi : ar) waa odayga ay ka soo tafiirmeen reeraha Cadnaaniyiintu ee Carabta degta Waqooyiga, Galbeedka iyo Badhtamaha deegaanada Carabiya..wxaa kamida saleem ayman
Cadnan | |
---|---|
Ku dhashay | Hargeisa Cadaali said |
Loo yaqaano | Abtirsiinta Nebi Muxamed (n.n.k.h) iyo tafiirta Cadnaaniyiin |
Ilmaha | Macaad ibn Cadnan Akk ibn Cadnan |
Waalidka | Udad (aabe) |
Cadnaan (عدنان) waa awoowaha labaatanaad ee Nabiga scw. waa aabaha carabta carabowday (Carabta Cadnaaniyiinta)
Abtirsiinyaha Cadnaan
wax ka badalwaxay isku waafaqeen abtiris aqoonku in cadnaan uu ka mid yahay caruurtii Nabi Ismaaciil Bin Ibraahim calayhim salaaam, waxayse ku kala tageen tirada awoowayaal ee u dhexeysa Cadnaan iyo Ismaaciil,